fooxle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Wadaad joogto ahaan u fooxiya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fooxle

foox [m.l]
Xabag laga helo geedaha qaarkood, sida maydiga oo loo shito udgin; beeyo; luubaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg