fowliil
(m.l)

Soo foocsanaan ama iin ku taal shay siman ama sulux ah. ld fowriir¹.

fowliil
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iilay, -iishay)

Wax siman ama sulux ah ka soo foocsanaansho. ld fowriir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fowliil

fowliilid [m.f.dh]
eeg fowliil². ld fowriirid.

fowriir [m.l]
ld fowliil¹.

fowriir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld fowliil².

fowriirid [m.dh]
ld fowliilid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg