fowliilid
(m.f.dh)

eeg fowliil². ld fowriirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fowliilid

fowriirid [m.dh]
ld fowliilid.

fowliil [m.l]
Soo foocsanaan ama iin ku taal shay siman ama sulux ah. ld fowriir¹.

fowliil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iilay, -iishay)
Wax siman ama sulux ah ka soo foocsanaansho. ld fowriir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg