fowriir
(m.l)

ld fowliil¹.

fowriir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

ld fowliil².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fowriir

fowliil [m.l]
Soo foocsanaan ama iin ku taal shay siman ama sulux ah. ld fowriir¹.

fowliil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iilay, -iishay)
Wax siman ama sulux ah ka soo foocsanaansho. ld fowriir².

fowliilid [m.f.dh]
eeg fowliil². ld fowriirid.

fowriirid [m.dh]
ld fowliilid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg