fudaydi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld fududee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fudaydi

fudaydin [m.dh]
ld fududayn.

fududayn [m.f.dh]
eeg fududee. ld fudaydin.

fududee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
1. Wax fudayd ka dhigid. 2. Wax sahal ka dhigid. ld fudaydi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg