fudaydsi
(m.l)

ld fududaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fudaydsi

fududaysasho [m.f.dh]
eeg fududayso. ld fudaydsad, fudaydsasho, fudaydsi, fududaysad.

fudayd [m.l]
1. Culaysyaraanta wax leeyihiin. 2. Dabci wax ka fiirsasho la'aaneed oo qof ku sifoobo. 3. ld fududaan. Firfircooni.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg