fudaydso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

ld fududayso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fudaydso

fududayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Wax culus fudayd ka dhigasho. 2. Wax adag sahal ka dhigasho. ld fudaydso.

fudayd [m.l]
1. Culaysyaraanta wax leeyihiin. 2. Dabci wax ka fiirsasho la'aaneed oo qof ku sifoobo. 3. ld fududaan. Firfircooni.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg