fudfudayd
(m.l)

ld fududaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fudfudayd

fududaan [m.f.dh]
eeg fudud. ld fudayd, fudfudayd, fududaansho.

habhab [m.dh]
1. Socod ama orod gaabis ah oo culays ku jiro. 2. Fudfudayd si aan laga fiirsan hawl loo qabto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg