fudfudud
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-daa, -dayd)

ld fudud.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fudfudud

haad [m.l]
1. Buunshe. 2. H. ah: qof fudfudud. 3. Xad. 4. (-dad, m.l) Hal turub afartiisa qaybood mid ka mid ah. 5. Inta qof hal mar isku cuno (turub). 6. Dhinaca loo oggolyahay in baabuur waddada ka maro. 7. Cudur maskaxeed geela ku dhaca.

ursato [m.dh]
Cayayaanka jaad ka mid ah oo doorshaanka ka sii yaryar kana fudfudud oo aan wax qaniinin.

fudud [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-daa, -dayd)
1. Wax aan cuslayn ahaansho. 2. Wax sahlan ahaansho. 3. Wax fadaq ah ahaansho. 4. Wax firfircoon ahaansho. ld fudfudud.

korow [m.l]
Jaadadka daanyeerka mid ka mid ah oo yaryar aadna u fudfudud; kore.

suufi [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Qof aan aqoon u lahayn diinta aadna u jecel. 2. Qof fudfudud oo waxyaabaha uu samaynayo aan ka fiirsan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg