fududaan
(m.f.dh)

eeg fudud. ld fudayd, fudfudayd, fududaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fududaan

carafududaan [m.f.dh]
eeg carafudud. ld carafudayd, carafududaansho.

carafududaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld carafududaan.

fudayd [m.l]
1. Culaysyaraanta wax leeyihiin. 2. Dabci wax ka fiirsasho la'aaneed oo qof ku sifoobo. 3. ld fududaan. Firfircooni.

fudfudayd [m.l]
ld fududaan.

fududaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg fududow. ld fududaan.

salfududaan [m.f.dh]
eeg salfudud. ld sal-fudayd, salfududaansho.

salfududaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld salfududaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg