fududayn
(m.f.dh)

eeg fududee. ld fudaydin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fududayn

biyo-fududayn [m.dh]
(kiim.) Ka saaridda ayoonnada kaalsiyam, magniisiyam iyo feeram; iskudhis ahaan looga saaro biyaha ay ku milanyihiin; sidaa darteedna lagu yareeyo adkaanta biyaha.

dhib [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-bab, m.l)
1. Arrin ama hawl adag; hawl aan qabashadeedu fududayn; wax lagu daalo; shiddo. 2. (fk) Si rafaad ah; si qaxar ah. ld dhibaato.

fudaydin [m.dh]
ld fududayn.

furfur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax xubnihii uu ka koobnaa kala bixbixin. 2. Arrin xalkeeda fududayn.

hawlfududayn [m.dh]
1. Wax shaqada qabashadeeda sahla. 2. Wax la siiyo qof la rabo in uu shaqo qabto.

sahal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-hlay, -hashay; -hli)
Wax fududayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg