fududaysasho
(m.f.dh)

eeg fududayso. ld fudaydsad, fudaydsasho, fudaydsi, fududaysad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fududaysasho

dhayalso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Arrin fududaysasho.

fudaydsad [m.l]
ld fududaysasho.

fudaydsasho [m.dh]
ld fududaysasho.

fudaydsi [m.l]
ld fududaysasho.

fududaysad [m.l]
ld fududaysasho.

fududaysi [m.l]
ld fududaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg