fududayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

1. Wax culus fudayd ka dhigasho. 2. Wax adag sahal ka dhigasho. ld fudaydso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fududayso

fudaydso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld fududayso.

fududaysasho [m.f.dh]
eeg fududayso. ld fudaydsad, fudaydsasho, fudaydsi, fududaysad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg