fududow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-daaday, -daatay)

1. Wax fudayd noqosho. 2. Wax sahal noqosho. 3. Qof fadaq noqosho. 4. Qof wax firfircoon noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fududow

fududaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg fududow. ld fududaan.

fudud [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-daa, -dayd)
1. Wax aan cuslayn ahaansho. 2. Wax sahlan ahaansho. 3. Wax fadaq ah ahaansho. 4. Wax firfircoon ahaansho. ld fudfudud.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg