fudul
(m.l) (-llo, m.dh)

Bur, ciid, sokor iwm ah oo is haysta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fudul

fud [m.l] (-dad, m.l)
Kuus ciid ah oo is haysta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg