fufid
(m.f.dh)

eeg fuf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fufid

fiix [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
1. Caano firfir yeelasho. 2. Wax sida dhidid, biyo iwm meel ka soo kor bixid. 3. Geed fufid.

magool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Geedo caleen bixin xilli aan roob jirin; fufid. ld magooli.

fuf [m.l]
Dhir la jaray ama la daaqay fiidda ka soo baxda iyadoo aan roob ku di'in.

fuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Dhir la jaray ama la daaqay iyadoo aan roob ku di'in fiid bixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg