fujaan
(m.l) (-nno/fanaajiin/faraajiin, m.dh)

Weel yar oo dheg leh oo sida badan dhoob ka samaysan oo dareeraha lagu shubto. ld fijaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fujaan

fanaajiin [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg fujaan. ld faraajiin.

faraajiin [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg fujaan.

fiijaan [m.l] (-nno, m.dh)
ld fujaan.

fijaan [m.l]
ld fujaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg