fuji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Wax meel ku dheggan rujin. 2. Dharbaaxo f.: qof dhabanaanayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuji

finjil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Sabuul badar iniino ka fujin.

fujin [m.f.dh]
eeg fuji.

fujisasho [m.dh]
ld fuqsasho.

fujiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld fuqso.

fuqsasho [m.f.dh]
eeg fuqso. ld fujisasho, fuqsad.

fuqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax meel ku dheggan ka ruqsasho. ld fujiso.

kalafuji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax isku dhegganaa labo u kala qaadid.

kalafujin [m.f.dh]
eeg kalafuji. ld kalafujis.

kalafujis [m.l]
ld kalafujin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg