fujin
(m.f.dh)

eeg fuji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fujin

finjil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Sabuul badar iniino ka fujin.

kalafujin [m.f.dh]
eeg kalafuji. ld kalafujis.

muldhi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax diirka sare ka fujin. 2. Cid huga ka wada qaadid. 3. Timo madax ka wada xiirid.

ruji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Geed dhulka xoog uga fujin. 2. Ku r.: cid nabar xoog ugu dhufasho.

xorgog [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Caato, wuxuu ku dhego aan laga fujin karin; wax ku koga ama isku qonbojiya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg