fujiso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

ld fuqso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fujiso

fuqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax meel ku dheggan ka ruqsasho. ld fujiso.

fuji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax meel ku dheggan rujin. 2. Dharbaaxo f.: qof dhabanaanayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg