fujo
(m.dh)

1. Ijaar la siiyo cid lagula heshiiyey hawl fulinteedu muddo soconayso. 2. ld fajo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fujo

faje [m.l]
(daaw.) Cudur xariirta lafdhabarta ku dhaca oo keena gasarka ama tuurta. ld fajo, fujo.

fajo [m.dh]
Oogada dadka oo faraha aad loogu mudmudo oo loogu garaaco, si jirku u baraarugo, dhiigguna qummaati ugu wareego. ld fujo (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg