fulaaliso
(m.dh) (-ooyin, m.l)

(dii.) Ducooyin la akhriyo ama cashar la qoro marka haweenay foolanaaysaa sahal u dhali weydo. ld falaaliso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fulaaliso

falaaliso [m.dh]
ld fulaaliso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg