fulabbajin
(m.f.dh)

eeg fulabbaji. ld fulab-bajis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fulabbajin

dhoollatus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
1. Awrta qooqan isu miciyallisasho. 2. Xoogga qolo leedahay muujin, si cadowgu u arko oo u tixgeliyo. 3. Fulabbajin. ld dhoollatuso.

fulabbajis [m.l]
ld fulabbajin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg