fulid
(m.f.dh)

eeg ful.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fulid ↴

laablaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax fidsanaa duudduubid. 2. Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid. ld laallaab². laallaab

tafaafulid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tafaaful². ld tafaawulid.

falaanfulid [m.dh]
ld falaanfalid.

hirgal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay; -geli)
Hawl, shaqo iwm sidii loogu talaggalay u fulid.

qufulid [m.dh]
ld qafilid.

qun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-umay, -untay; -umi)
1. Nafley meel ka tegid. 2. Arrin iwm si wanaagsan u fulid.

qunfulid [m.dh]
ld qafilid.

xayir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax socodkooda ama fuliddooda is-hortaagid.

ful [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ulay, -ushay)
1. Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka tegid. 2. Hawl ama arrin hirgelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg