fullaac
(m.l) (-cyo m.dh)

Cad yar oo ka soo dillaacay shay uu ka mid ahaa (qori).

fullaac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Cad yar sida qori iwm shay uu ka mid ahaa ka soo dillaacid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fullaac ↴

fullaaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax, wax uu ka mid ahaa ka dillaacin.

fullaacid [m.f.dh]
eeg fullaac².

fullaacin [m.f.dh]
eeg fullaaci.

fullaacsad [m.l]
ld fullaacsasho.

fullaacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la fullaaciyey ahaansho.

fullaacsanaan [m.f.dh]
eeg fullaacsan. ld fullaacsanaansho.

fullaacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fullaacsanaan.

fullaacsasho [m.f.dh]
eeg fullaacso. ld fullaacsad, fullaacsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg