fullaaci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax, wax uu ka mid ahaa ka dillaacin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fullaaci ↴

fullaacid [m.f.dh]
eeg fullaac².

fullaacin [m.f.dh]
eeg fullaaci.

fullaacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la fullaaciyey ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg