fullaacid
(m.f.dh)

eeg fullaac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fullaacid ↴

fullaac [m.l] (-cyo m.dh)
Cad yar oo ka soo dillaacay shay uu ka mid ahaa (qori).

fullaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Cad yar sida qori iwm shay uu ka mid ahaa ka soo dillaacid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg