fullaacsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la fullaaciyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fullaacsan

fullaacsanaan [m.f.dh]
eeg fullaacsan. ld fullaacsanaansho.

fullaacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fullaacsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg