fulul
(m.l)

1. Saxro (xayawaan ama dad) oo markaas la saxrooday. 2. ld fululid.

fulul
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ulay, -ushay)

Wax aasnaa sida xidid dibad u soo bixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fulul

fululi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax aasnaa sida xidid iwm dibad u soo bixid.

fululid [m.f.dh]
eeg fulul². ld fulul¹ (2).

fululin [m.f.dh]
eeg fululi.

ful [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ulay, -ushay)
1. Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka tegid. 2. Hawl ama arrin hirgelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg