fululi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax aasnaa sida xidid iwm dibad u soo bixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fululi

fulul [m.l]
1. Saxro (xayawaan ama dad) oo markaas la saxrooday. 2. ld fululid.

fululid [m.f.dh]
eeg fulul². ld fulul¹ (2).

fululin [m.f.dh]
eeg fululi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg