funaanad
(m.dh) (-do, m.l)

1. Feeragashi aan gacmo lahayn oo shaati laga hoos qaato; garan. 2. Hu' jilicsan oo sida shaatiga u tolan oo kulaylaha la qaato. 3. Hu' culus oo kor laga qaato oo badi ahaan ka samaysan dhogor oo dhaxanta laga gashado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh funaanad

dhididdhawr [m.l] (-rro, m.dh)
Wax dhididka celintiisa loo qaato sida funaanadda, jaanta kore ee kabaha iwm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg