funjuqsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Miro wax la funjuqay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh funjuqsan

funjuqsanaan [m.f.dh]
eeg funjuqsan. ld funjuqsanaansho.

funjuqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld funjuqsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg