fuqdo
(m.dh)

1. Geed yar oo aan lahayn xididdo hoos jira oo ciidda iska dul saaran. 2. Wax aan sal adag lahayn oo sahal loo siibi karo. 3. Sabirdarrada uu leeyahay qof aan ka dhursugi karin duruufaha adag.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuqdo

fuq [m.l] (-qaq, m.l)
1. Labada daan oo afka midkood. 2. Wax, wax kale oo adag ka soo go'ay. 3. ld fuqid.

fuq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Wax, wax uu ka mid ahaa ka soo go'id.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg