fuqsasho
(m.f.dh)

eeg fuqso. ld fujisasho, fuqsad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuqsasho

xago [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gtay, -gatay)
1. Ilkaha ama ciddiyaha wax nabar yar ku gaarsiin. 2. Wax yar oo meel ku dheggan ilkaha ama ciddiyaha kaga fuqsasho.

diiro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Wax qobka ka fuqsasho, Tus.” mooskii baan diirtay”.

fujisasho [m.dh]
ld fuqsasho.

fuqsad [m.l]
ld fuqsasho.

kalafuqsasho [m.f.dh]
eeg kalafuqso. ld kalafuqsad, kalafuqsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg