furaad
(m.dh) (-dyo, m.dh)

Idiin si gaar ah loo qurxiyey oo carruurta lagu xambaaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furaad

dhereb [m.dh]
Idiin xarar iyo faraq lagu qurxiyo oo lagu qaado carruurta; furaad. ld dharab³ (2).

furaadsad [m.l]
ld furaadsasho.

furaadsasho [m.f.dh]
eeg furaadso. ld furaadsad, furaadsi.

furaadsi [m.l]
ld furaadsasho.

furaadso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Carruur furaad ku xambaarasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg