furaash
(m.l)

ld firaash¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furaash ↴

dhiqle [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Cayayaan yar baalal lahayn, dhiigkunool ah oo furaashyada, kuraasta iwm gala; kutaan. ld dhilqe.

firaash [m.l] (-shyo/furshaan, m.dh)
1. Joodari. 2. Maryaha, bustaha iwm ee la dul saaro joodariga. ld furaash.

goodile [m.l] (-layaal, ml/dh)
Joodari; furaash.

takfi [m.dh]
Qaniin yaryar, dhiig ku nool ah, boodbooda, oo dharka, furaashyada ama darmooyinka lagu seexdo gala; booddo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg