furasho
(m.f.dh)

eeg furo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furasho

baaryoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
Markab ama doon dekad ka furasho, ka goosasho.

booji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof madax furasho laga rabo xoog ku kaxayn; afduubid. 2. Gabar guur laga rabo xoog ku kaxayn si loo soo mehersado; dhicid.

dhacso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Qof wax laga dhacay xoog ku soo ceshasho. 2. Nirig naas maraq ka furasho.

furfurasho [m.f.dh]
eeg furfuro. ld furfurad.

furfuro [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. (f.g) Wax xubnihii uu ka koobnaa u kala baxsasho. 2. (f.mg) Tolmo duntii isu haysay ka furasho. 3. (f.mg) Wax xubnihii uu isugu jirey u kala bixid.

madaxfurasho [m.f.dh]
eeg madaxfuro. ld madaxfurad (2).

madaxfuro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Qof la qafaalay hanti ku soo furasho.

muldhiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Laan, jir iwm dubka ka diirasho. 2. Qof hu'uu gashanaan ka wada furasho. 3. Madax qurdasho.

xigso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Cid meel fadhida ag fariisasho. 2. (f.g) Cid qaraabo ka dhigasho. 3. (f.mg) Ka x.: cid dhib ka furasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg