furdaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Cid sixir ka daaweyn. 2. Arrin iwm xal u raadin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furdaami

boondhow [m.dh] (-wyo, m.dh)
Furdaaminta la furdaamiyo qof herinta ka mid ah oo dembi galay; carromaris.

furdaamin [m.f.dh]
eeg furdaami. ld furdaamis.

furdaamis [m.l]
ld furdaamin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg