furfurad
(m.l)

ld furfurasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furfurad

furfurasho [m.f.dh]
eeg furfuro. ld furfurad.

furfur [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: soor gallay oo maraq lagu kariyay oo aan budo lagu darin si ayna isku dhegin.

furfur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax xubnihii uu ka koobnaa kala bixbixin. 2. Arrin xalkeeda fududayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg