furfuran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

1. Wax bashaashnimo ka muqaato ahaansho (qof). 2. Wax xubnihii uu isugu jirey la kala bixiyey ahaansho. 3. Tolmo wax duntii isu haysey furatay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furfuran ↴

furfurnaan [m.f.dh]
eeg furfuran². ld furfurnaansho.

furfur [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: soor gallay oo maraq lagu kariyay oo aan budo lagu darin si ayna isku dhegin.

furfur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax xubnihii uu ka koobnaa kala bixbixin. 2. Arrin xalkeeda fududayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg