furfurdee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)

Qori, ul, dhagax iwm xoog u tuurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furfurdee

furfurdayn [m.f.dh]
eeg furfurdee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg