furfurdo
(m.dh)

Tuuryo xoog leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furfurdo

furfur [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: soor gallay oo maraq lagu kariyay oo aan budo lagu darin si ayna isku dhegin.

furfur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax xubnihii uu ka koobnaa kala bixbixin. 2. Arrin xalkeeda fududayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg