furfurnaan
(m.f.dh)

eeg furfuran². ld furfurnaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furfurnaan ↴

furfurnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld furfurnaan.

nayaayiro [m.dh]
1. Dareen farxad leh oo qofka ku dhaliya furfurnaan dheeraad ah. 2. Rajo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg