furin
(m.l)

ld furun¹.

furin
(m.dh)

ld furun².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furin

affurin [m.f.dh]
eeg affuri. ld affursiin.

afurin [m.f.dh]
eeg afuri. ld afursiin.

furun [m.l]
1. Rooti. 2. Tinnaarka rootiga lagu dubo. ld furin¹.

furun [m.dh]
1. Maro ay raggu kor ka qaataan. 2. Goobta dagaalku ka aloosanyahay. ld furin².

masaafurin [m.dh]
ld masaafirin.

minqaad [m.dh] (-dyo, m.dh)
Fogaan awr rarani socan karo, isaga oo aan la furin ama la joojin muddo maalin dhexdeeda ah.

musaafurin [m.dh]
ld masaafirin.

fur [m.l] (-rar, m.l)
Wax afka looga shiro weel, sida buraashad, dhalo,iwm.

fur [m.dh] (-ro, m.l)
Summad xoolaha lagu asteeyo oo dhegta inteeda sare la gooyo.

fur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Albaab, dariishad iwm ballaqid. 2. Guntin xarig kala bixin. 3. Gaadiid rar ka dhigid. 4. Halxiraale fasirid. 5. Mashruuc, dhisme iwm ballaarintooda ku dhawaaqid. 6. Xabbado badan ridid. 7. Wax meel ku jira sii dayn. 8. Haweeney la qabo dalaaqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg