furmid
(m.f.dh)

eeg furan¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furmid

kalabbax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
1. Laba shay oo isku jiray kala miirmid. 2. Laba shey ama ka badan oo isku jiray kala furmid. 3. Derin, maro iwm kala siibmid. 4. Kala tegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg