fursad
(m.dh) (-do, m.l)

1. Xaalaad ku habboon in wax la qabsado. 2. Waqti wax la qabto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fursad

ilhel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-elay, -eshay)
Ka i.: wax la gaadayo fursad isagoo dagan u helid.

kansho [m.l]
Waqti u cuntama arrin ama hawl la qaban lahaa; fursad.

suuraggal [m.l]
1. Fursad; awood. 2. S. ah: wax dhici kara. ld suurtaggal¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg