furtuur-folkaaneed
(m.l)

(jool.) Soo dirqinta waxyaabo adke, dareere, ama neef ah, iyadoo folkaane uu ka soo saarayo dhulka gudihiisa una soo saarayo ilaa dhulka dushiisa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furtuur-folkaaneed

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg