furuqbiyoole
(m.l)

(daaw.) Nooc furuqa ka mid ah oo halkii ay nabarrada malaxi ka geli lahayd biyo ka galaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furuqbiyoole

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg