furuqdhaw
(m.l)

ld furuqdhoon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furuqdhaw

fadfad [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Godgod yaryar oo cudurka furuqu ku reebo jirka nafleyda; furuqdhaw, furuqdhoon.

furuqdhoon [m.l]
Godad yaryar oo furuqu jirka dadka ku reebo. ld furuqdhaw.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg