furuuruc
(m.l)

ld firiiric.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furuuruc

yaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Dad, duunyo ama qalab kala firdhasho. 2. Ka soo y.: furuuruc iwm oo gada dusheeda ka soo bixid.

firiiric [m.l]
Nabarro yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylka ah; roobsugow. ld furuuruc.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg